Suulgooskii howl karka ahaa — Somali Edition of The Caring Crab

Pere, Tuula
Nimeke: Suulgooskii howl karka ahaa — Somali Edition of The Caring Crab
Tekijät: Pere, Tuula (Kirjoittaja)
Panchyshyn, Roksolana (Kuvittaja)
Iman, Noor (Kääntäjä)
Tuotetunnus: 9789523259935
Tuotemuoto: Kovakantinen kirja
Saatavuus: Tulossa 2.5.2025
Ilmestymispäivä: 1.9.2021
Hinta: 29,00 € (25,44 € alv 0 %)

Kustantaja: WickWick
Sarja: Colin the Crab 1
Painos: 2021
Julkaisuvuosi: 2021
Kieli: somali
Sivumäärä: 54
Tuoteryhmät: Kaikki tuotteet
Kirjastoluokka: L85.193
Ikäsuositus: 6 - 9
Collin suulgooyihii, qofka ugu xirfadda badan xaga dhismaha ee bariga wabiga, weligiis kama baaqsan inuu caawiyo saaxiibadii. Kadib isbuuc shaqo badan weli beertii quruxda badnayd uu ku riyoonayay ma dhameyn, qoyskii firfircoonaa ee kalluunka ayaa la wareegay goobtii dhismaha.
Collin oo daalan ayaa waxa uu isku daboolay bustihii ee na diiday inuu feedo daahii. Collin saaxiibadii way ku wareereen. Shir deg deg ah ayaa la qabtay. Waa xiligii saaxiibada ay tallaabo qaadi lahaayeen.